Tel: 061 261 57 67
Warenkorb
Ihr Warenkorb ist leer.
Gesamt
0,00 CHF

Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin

Angebote / Angebote:

Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataantijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag, aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda?Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalinlaha ah , aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad kamahadnaqeysid in aad heysato.Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ahdhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nololguul iyo farxad leh.
Folgt in ca. 10 Arbeitstagen

Preis

24,50 CHF

Artikel, die Sie kürzlich angesehen haben