Tel: 061 261 57 67
Warenkorb
Ihr Warenkorb ist leer.
Gesamt
0,00 CHF

Barbaarinta Ubad Qurxoon

Angebote / Angebote:

Waxaanu wax ka eegnaa qisooyinkii hore ee la xiriira qibrado iyo cilmi. waa maxay maanta aragtideena kusaabsan qoyska? miyaanu diyaar u nahay in aan runta is tusnaa in ay carruurta ay koraan maalin uun in ay inaga tagi doonaan? amase waxa aanu ku dhagan nahay aaminaad in ay weligood inoo baahan doonnaan, iyagooba inaga koray? miyaanu dareenaa waalidiin ahaan in wax walboo aanu qabanay naloo tixgaliyo? sideese ula mucaamilnaa marka carruurta kalsoonidooda ay dhibaato kasoo gaarto cilmi farsamadeedka dunida maanta technology? miyaanu siinaa jacayl kufilan carruurteena, miyaase kafilanaa in ay inoo sooceliyaan? sideebaa ula mucaamilnaa cambaaraynta guud ahaan kusaabsan waxa inaga dhiga walidiin ku haboon ama kuhabooneen waalidnimadooda? miyeeyse dareenkeena waalidnimo , muhiim inoo yahay mise waanu iska iloownaa, mise waanu iska suganaa ilaa aanu ka aragnaa waxa uu dareen keenu inoo sheegayay? Haddaba buuggani ujeedadiisu waa in lagu balaariyo mowduucyadaa dhamaan.
Folgt in ca. 15 Arbeitstagen

Preis

27,50 CHF