Tel: 061 261 57 67
Warenkorb
Ihr Warenkorb ist leer.
Gesamt
0,00 CHF

Afka Hooyo Waa Hodan

Angebote / Angebote:

Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawrqodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimahaafka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka fartaSoomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaaxilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacayaoo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey, meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay, gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu ubixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarkaiyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogroggaiyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il, far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyoraadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga, gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwokale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in afSoomaaligu badbaadi karo!
Folgt in ca. 10 Arbeitstagen

Preis

24,50 CHF